somali-recap-backend.
# Somali Recap AI Studio — Phase 1 Test Backend
Waa server yar (FastAPI) leh saddex endpoint: transcription (Whisper), script
generation (Gemini), iyo voice synthesis (edge-tts). Ujeeddadiisu waa in
Flutter app-ku la hadlo backend-kan halkii uu Gemini si toos ah ugu diri
lahaa video-ga oo dhan (taas oo qaadan lahayd token/coins aad u badan).
## Sida loo bilaabo
```bash
cd somali_recap_backend
python -m venv venv
source venv/bin/activate # Windows: venv\Scripts\activate
pip install -r requirements.txt
cp .env.example .env
# fur .env, geli:
# GEMINI_API_KEY (
aistudio.google.com)
# GROQ_API_KEY (
console.groq.com — bilaash, transcription-ka)
uvicorn main:app --reload --host 0.0.0.0 --port 8000
```
Marka aad si guul leh u bilowdo, waxaad arki doontaa:
```
Uvicorn running on
0.0.0.0
```
Xaqiiji: fur browser furto `
localhost` — waa inuu ku
soo celiyo `{"status": "ok"}`.
## Muhiim: sida Flutter uu backend-kan ugu gaarayo
`localhost` **Flutter app-ka gudihiisa kuma shaqeyn doonto** — sababtoo ah
telefoonka/emulator-ku waa "kombiyuutar" gooni ah oo kale, `localhost`
gudahiisu wuxuu tilmaamayaa naftiisa, ma aha PC-ga backend-ku ku socdo.
| Xaaladda | Base URL-ka Flutter u isticmaalo |
|---|---|
| Android Emulator | `
10.0.2.2` |
| iOS Simulator | `
localhost` (way shaqeysaa simulator-ka) |
| Taleefan dhab ah (USB/WiFi) | `http:// :8000` (tusaale: `
192.168.1.15`) |
Si aad u hesho IP-ga PC-gaaga (Windows): `ipconfig` → "IPv4 Address".
Waxaad ku beddeli doontaa qiimahan `somali_recap_app/lib/config/api_config.dart`.
## Transcription-ka (Groq, ma aha local Whisper)
`/transcribe` wuxuu backend-ka gudihiisa u isticmaalaa ffmpeg si uu audio-ga
uga soo saaro video-ga (yar, degdeg ah), kadibna audio-gaas wuxuu u diraa
**Groq API** (Whisper Large v3, bilaash, ~228x real-time). Ma aha model
culus oo local ah — ma jiro download, ma u baahna RAM/CPU badan sida
faster-whi …