Logo Lanfrica

Abdullahi-Omar/Somali-Voiceover

Domain:

natural language processing

Record type:

software
Creator:
Abd
Host:
# Codhaye AI - Somali Voiceover Halkan waa tillaabooyinka aad ku shaqaysiin karto website-kan adigoo isticmaalaya GitHub iyo Vercel. ## 1. GitHub ku shub (Manual Upload) 1. Tag GitHub.com oo sameyso Repository cusub. 2. Ha ku darin README ama .gitignore markaad bilaabayso. 3. Guji xiriirka ah **"uploading an existing file"**. 4. Jiid (Drag & Drop) dhammaan faylasha ku jira galka aad ka soo bixisay ZIP-ka (KA REEB `node_modules`). 5. Guji **Commit changes**. ## 2. Vercel ku xidh (Deployment) 1. Tag Vercel.com oo ku gal akoonkaaga GitHub. 2. Guji **Add New** -> **Project**. 3. Dooro repository-ga aad hadda GitHub ka sameysay. 4. Inta aadan gujin **Deploy**, tag qaybta **Environment Variables**: - **Key:** `GEMINI_API_KEY` - **Value:** Geli API Key-gaaga aad ka soo qaadatay AI Studio. 5. Guji **Deploy**. ## 3. Qaabaynta Muhiimka ah Faylka `vercel.json` ayaa horay loogu daray koodhka si uu u maareeyo "Routing-ka" website-ka. --- Mahadsanid!