Regular Expression in Somali
# SomRegex
## Regular Expression
- **Regular Expression** waa qoraal la qeexayo kaas inaga caawinaya raadinta qoraal kale.
- Qoraalkaas la qeexayo wuxu noqon kara xuruufo micno gaar ah u taagan oo go'aaminaya qaabka raadinta.
- **Regular Expression** qoraal ahaan waxa loo so gaabiya **Regex** ama **Regexp**.
- **Pattern** → Qeexida waxa la raadinayo. Waxa la qeexaya qoraalka la raadinayo.