Logo Lanfrica

guuleedahmed74-dotcom/Virtual-Classroom

Domain:

education

Record type:

software
Creator:
guu
Host:
Description (Somali) Virtual Classroom System-kan waxa loo sameeyay si uu u fududeeyo waxbarashada fogaan-ka dhaca (E-Learning). Waxaa lagu dhisay ASP.NET, C#, iyo SQL Server, waxaana loogu talagalay maamulka fasallada, casharrada, ardayda, iyo macallimiinta.

Languages