barnaamij iyo adeeg koobaya ururka ereyada abwaannada afka Soomaaliga...
Kusoo dhawow adeeggaan oo aad ka heli kartid isagoo shaqaynaya halkan erey.ga; wuxuuna mashruucani hoos yimaadaa maktabadda | Af-Soomaaliga oo aan fileyno inaad si wacan uga faa'ideysan doontid. Daalacasho iyo aqoon-kororsi barakaysan, mudanayaal.
Wixii talo, tabo iyo taakulayn ku saabsan adeeggaan kusoo hagaaji cinwaankeenna maktabadda@gmail.com
Abwaannada aan hayno ee la dhammaystiray, laakiin tifaftir joogto ah ku socdo:
- Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
- Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
- Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
- Qaamuuska Ereybixinta - Xarunta Horumarinta Manaahijta
- Fisikis (Soomaali-Ingiriis) [1987]
- Xisaab (Soomaali-Ingiriis) [1987]
- Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) [1984]
- Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) [1987]
- Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) [1987]
- Gundhigga Astaamaha - Ina Ashkir [2015]
- Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
- Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
- Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte - D. Herloker, B. Kujar [1985]
- Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Ingiriis) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
- Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
- Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
- Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
- Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
- Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatin-Talyaani-Ingiriis) - Funayooli, Simoneeta [1985]
- Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
- Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
- Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
- *Qaamuus Ingiriis-Soomaali (M …