Logo Lanfrica

mohamettapthi75-dot/CeejiyeDB

Domain:

natural language processing

Record type:

software
Creator:
moh
Host:
A Redis-inspired database engine built with Somali syntax for CeejiyeLang. # πŸ—„οΈ CeejiyeDB ### *Xogta Soomaalida β€” The Somali Database Engine* **CeejiyeDB** waa engine database oo Python ku dhisan, Redis u eg, laakiin amarrada **Af-Soomaali** ku hadla β€” CeejiyeLang. πŸš€ Bilow Hadda Β· πŸ“– Amarrada Β· πŸ—οΈ Qaab-dhismeedka --- ## ✨ Maxay CeejiyeDB Gaara Tahay? - πŸ‡ΈπŸ‡΄ **Af-Soomaali** β€” Amarrada oo dhan Soomaali - ⚑ **Xawli sarreeya** β€” In-memory storage, Redis u eg - πŸ’Ύ **Xog la badbaadin karo** β€” JSON persistence toos ah - πŸ›‘οΈ **Ammaan** β€” Error handling buuxa - 🧩 **Fudud** β€” Akhrin, baranba fudud --- ## πŸš€ Sida Loo Isticmaalo ### 1. Ku keen mashiinkaaga ```bash git clone github.com cd CeejiyeDB ``` ### 2. Bilow ```bash python3 ceejiyedb/main.py ``` ### 3. Bilaabis ```text ╔══════════════════════════════╗ β•‘ CeejiyeDB v1.1.0 πŸ‡ΈπŸ‡΄ β•‘ β•‘ Xogta Soomaalida, Xoogga β•‘ β•šβ•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β•β• Ku soo dhawoow CeejiyeDB. Qor CAAWI si aad amarrada u aragto. ``` ## πŸ“– Amarrada CeejiyeLang | Amar | Isticmaalka | Tusaale | Macnaha | | :--- | :--- | :--- | :--- | | **KAYDI** | `KAYDI ` | `KAYDI magac Ceejiye` | Keydi qiime | | **SOOQAAD** | `SOOQAAD ` | `SOOQAAD magac` | Soo qaad qiime | | **TIR** | `TIR ` | `TIR magac` | Tir fur | | **CUSB** | `CUSB ` | `CUSB magac Fadumo` | Cusboonaysii qiime | | **TIJAABO** | `TIJAABO ` | `TIJAABO magac` | Hubi in fur jiro | | **LIIS** | `LIIS` | `LIIS` | Tus dhammaan furahaaga | | **TIRI** | `TIRI` | `TIRI` | Tiri furaha | | **NADIIFI** | `NADIIFI` | `NADIIFI` | Nadiifi xog oo dhan | | **CAAWI** | `CAAWI` | `CAAWI` | Tus amarrada oo dhan | | **DHAMAN** | `DHAMAN` | `DHAMAN` | Ka bax | --- ## πŸ—οΈ Qaab-dhismeedka ```text CeejiyeDB/ β”œβ”€β”€ ceejiyedb/ β”‚ β”œβ”€β”€ main.py # CLI interface + banner + CAAWI β”‚ β”œβ”€β”€ parser.py # Command tokenizer iyo parser β”‚ β”œβ”€β”€ storage.py # In-memory store + JSON persistence β”‚ └── commands.py # Fulinta amarrada oo dhan β”œβ”€β”€ data.json # Database file (auto-created) β”œβ”€β”€ .gitignore └── R …

Languages