Logo Lanfrica

Adam-Elmi/SomCheat

Créateur:
Ada
Hôte:
Somali tech cheatsheets --- **SomCheat** waa il muhiim ah oo aad ka heli karto cheatsheets (xasuusiyayaal) ku qoran **af Soomaali**, si sahlanna kuu xasuusisa macluumaad hore aad u taqaanay. > **Waa maxay Cheatsheet?** > Cheatsheet waa qoraalo kooban oo kuu sahlaya inaad si degdeg ama si fudud ah u xasuusato waxyaabo muhiim ah oo hore u taqaanay, adigoo aan wakhti badan ku bixin dib-u-barashadooda. ### Ujeeddada SomCheat Hadafka SomCheat waa in uu kuu sahlayo inaad si fudud oo degdeg ah dib ugu xasuusato macluumaad hore aad u baratay, gaar ahaan marka aad wax cusub baratay laakiin muddo kadib wax badan iloowday. ---