Logo Lanfrica

Adam-Elmi/SomRegex

Domaine:

natural language processing
Créateur:
Ada
Hôte:
Regular Expression in Somali # SomRegex ## Regular Expression - **Regular Expression** waa qoraal la qeexayo kaas inaga caawinaya raadinta qoraal kale. - Qoraalkaas la qeexayo wuxu noqon kara xuruufo micno gaar ah u taagan oo go'aaminaya qaabka raadinta. - **Regular Expression** qoraal ahaan waxa loo so gaabiya **Regex** ama **Regexp**. - **Pattern** → Qeexida waxa la raadinayo. Waxa la qeexaya qoraalka la raadinayo.