Logo Lanfrica

apdyqafaar/soplang

Domaine:

natural language processing

Type de record:

software
Créateur:
apd
Hôte:
Somali Programming language # 🔐 Nidaamka Login/Register ee SopLang Barnaamijkan wuxuu ku dhisan yahay **SopLang**, wuxuuna tusaale fiican u yahay sida loo sameeyo nidaam **isticmaal login/register ah** adigoo adeegsanaya luuqadda Soomaaliga ee SopLang. ## 📌 Maxaa uu sameeyaa? - ✅ Waxaad ku gali kartaa magacaaga iyo sirtaada - ✅ Haddii user-ka jiro, wuxuu kuu sheegayaa "ku soo dhawoow" - ✅ Haddii uusan jirin, waxaad is diiwaan gelin kartaa - ✅ User-yada waxa lagu kaydiyaa liis (array) ## 💻 Tusaale Shaqo 1. Login 2. Diiwaan gelin > 1 Fadlan geli magacaaga: > Apdiqafaar Fadlan geli sirta: > 1234 Ku soo dhawoow, shiinedev!