Waa turjumaadda iyo sharaxaadda xaashida cad ee Bitcoin
# Bitcoin-Whitepaper-Somali-Translation-And-Explanation
# English:
We translated the Bitcoin Whitepaper, and we also explained it, after we saw that it could not be left without further elaboration.
We took upon ourselves the duty to do something for our Somali community, however small, by translating the Bitcoin Whitepaper.
After we translated the Bitcoin Whitepaper we felt that translation alone would not be enough for our community to understand the paper, which pushed us to explain it again and to break it down in greater depth.
These studies/explanations are reliable; they contain no advertising, marketing, or deception whatsoever — the focus is solely on understanding Bitcoin.
Thank you,
CryptoYahan
# Soomaali:
Waxaan turjumnay xaashida cad ee Bitcoin Whitepaper, sidoo kale waynu sharraxnay, kadib markii aynu aragnay inaysan ka fursan karin in la sii faahfaahiyo.
Waxaynu isa saarnay xil ah inaynu bulshadeena soomaaliyeed wax-uun u tarno, haba yaraatee, inagoo turjumnay xaashida cad ee Bitcoin.
Kadib markii aynu turjumnay xaashidii caddayd ee Bitcoin waxaynu dareenay in aanay turjumaanimadoo qudha ku fulnayn, si ay bulshadeena soomaaliyeed u fahamato xaashidan, taasoo nagu riixday inaynu mar labaad sharraxno oo aynu si qoto dheer leh u kala dhig-dhigno.
Cilmi-baadhisyadan waa kuwo la isku hallayn karo, waa kuwo aan wax xayaysiin ama suuqgeyn ama marin-habaabin ah wadan haba yaraatee, kaliya waxaa diiradda lagu saarayaa fahamka Bitcoin.
Mahadsanidiin,
CryptoYahan.