Logo Lanfrica

duraanali/Somali-HTML

Domaine:

natural language processing
Créateur:
dur
Hôte:
# Somali HTML Af Somali in lagu fasiro programming-ka aad ayay u adagtahay maxaa yeelay eray bixin faro badan ayaa loo baahanyahay. Waxaan isku dayaynaa inaan shabakada W3SCHOOLS.COM kasoo qaadano qoraal English ah oo aan u badalno Somali. Hadaa tagto shabakadaas, luuqado badan oo Soomaaliga ku jiro waad ku badalan kartaa lakin waxay isticmaalayaan Google translator oo ah mid aad u wanaagsan lakin markay noqoto fasiraada programming-ka aad arkeysid in ay waxbadan ka qaldanyihiin. Waxaan isku dayaynaa inaan HTML inteeda badan aan af Somali qoraal ah ku sharaxno, si fudud oo uu qofka fahmi karo. Waxaa barnaamijkaan hirgaliyay Somali Programmers oo ah dad isku tagay si ay aqoonta tiknolojiga Soomaalida gaarsiiyaan. Hadaa rabto inaa naga caawiso fasiraada, fadlan clone dheh repository-gaan oo wax ka badal kadibna pull request soo dir. Aad iyo aad ayaa u mahadsantahay. ## Habkaan raac 1. Aad shabakada www.w3schools.com 2. Kadib qayb aan horay loo fasirin soo baxso 3. Si fiican usoo fasir, kadibna soo dir is badalka aa sameysay.