Logo Lanfrica

Ibrahim-Abdirashid/CCNA-learning-journal

Domaine:

natural language processing
Créateur:
Ibr
Hôte:
CCNA 200-301 study notes, Packet Tracer labs, commands, diagrams, and practice questions written in Somali. # CCNA Notes Af-Soomaali 🌐📚 > **Kaydkan waxa ku jira qoraalladayda gaarka ah ee CCNA, kuwaas oo aan ku diyaariyey Af-Soomaali.** Waxa uu ka kooban yahay sharaxaad, casharro kooban, amarro Cisco, tusaalooyin iyo qodobo dib-u-eegis ah oo la xiriira maaddooyinka CCNA. Ujeeddada kaydkani waa in uu fududeeyo barashada iyo ku celcelinta CCNA. Erayada farsamada ee **networking-ka** waxaan ku reebay Af-Ingiriisi si macnahooda saxda ah loo ilaaliyo, halka sharaxaaddooda lagu bixiyey Af-Soomaali fudud oo la fahmi karo. --- ## 🎯 Ujeeddooyinka Repository-ga - Inaan hal meel iskugu keeno intii awoodeyda wixi notes ah ee aan ka qoray CCNA Cisco Certified Network Associate (CCNA 200-301) - Bixinta macluumaadka shabakadaha (networking) oo Af-Soomaali ah - In la helo madal hagid ah oo lagu kaydiyay xog ku saabsan networking-ka oo xilli walba la booqan karo - Taageeridda ardayda Soomaalida ah ee xiisaynaysa cilmiga networking-ka --- ## 📁 Qaab-dhismeedka Repository-ga ``` ccna-notes-somali/ │ ├── README.md ├── 01-network-fundamentals/ ├── 02-ip-addressing/ ├── 03-switching/ ├── 04-routing/ ├── labs/ ├── images/ └── pdf-backups/ ``` --- ## 📖 Tusmada (Table of Contents) ### 🔷 01 — Aasaaska Shabakadaha (Network Fundamentals) | Faylka | Mawduuca | |---|---| | cisco-command-hierarchy.md | Heerarka amarrada Cisco IOS iyo habka CLI-gu u shaqeeyo | | configuration-files.md | Faylasha habaynta: `running-config` iyo `startup-config` | | basic-configuration-commands.md | Amarrada aasaasiga ah ee Cisco IOS | | osi-model.md | Qaabka OSI iyo toddobadiisa lakab | | physical-layer.md | Lakabka Jireed (Physical Layer) iyo hababka xogta loo gudbiyo | --- ### 🔷 02 — Cinwaannada IP (IP Addressing) | Faylka | Mawduuca | |---|---| | ip-address-configuration.md | Fahamka cinwaannada IP iyo sida ay u shaqeeyaan | | configuring-ip-addresses.md | Sida cinwaanka IP loogu dejiyo qalabka shabakadda | | subnetting.md | Subnetting: sida shabakad weyn loogu qaybiyo shabakado yaryar | | subnettin …