Logo Lanfrica

maktabadda/erey.ga

Domaine:

natural language processing

Type de record:

software
Créateur:
mak
Hôte:
barnaamij iyo adeeg koobaya ururka ereyada abwaannada afka Soomaaliga... Kusoo dhawow adeeggaan oo aad ka heli kartid isagoo shaqaynaya halkan erey.ga; wuxuuna mashruucani hoos yimaadaa maktabadda | Af-Soomaaliga oo aan fileyno inaad si wacan uga faa'ideysan doontid. Daalacasho iyo aqoon-kororsi barakaysan, mudanayaal. Wixii talo, tabo iyo taakulayn ku saabsan adeeggaan kusoo hagaaji cinwaankeenna maktabadda@gmail.com Abwaannada aan hayno ee la dhammaystiray, laakiin tifaftir joogto ah ku socdo: - Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976] - Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012] - Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022] - Qaamuuska Ereybixinta - Xarunta Horumarinta Manaahijta - Fisikis (Soomaali-Ingiriis) [1987] - Xisaab (Soomaali-Ingiriis) [1987] - Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) [1984] - Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) [1987] - Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) [1987] - Gundhigga Astaamaha - Ina Ashkir [2015] - Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013] - Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976] - Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte - D. Herloker, B. Kujar [1985] - Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Ingiriis) - Axmed M. I. Barkhadle [1990] - Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999] - Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006] - Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993] - Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995] - Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatin-Talyaani-Ingiriis) - Funayooli, Simoneeta [1985] - Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979] - Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha - Guddiga Af Soomaaliga [1972] - Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985] - *Qaamuus Ingiriis-Soomaali (M …