# 🤖 MagudbeBot
**MagudbeBot** waa chatbot Af-Soomaali ku hadla oo loogu talagalay in uu dadka ka caawiyo shukaansiga — kaftan, jawaab gaaban/dheer, iyo la falgal caqli badan.
---
## 🚀 Deploy to Render
**Tallaabooyinka:**
1. Riix badhanka kore si aad u deploy garayso
2. Ku dar `TOKEN` adigoo isticmaalaya bot token Telegram
3. Sug `Deploy Logs` ilaa uu dhaho: ✅ Bot is running...
4. Ku tijaabi Telegram adoo u dira `/start`
---
## 📁 Faylasha muhiimka ah:
- `main.py` – Code-ka bot-ka
- `requirements.txt` – Libraries loo baahan yahay