A Redis-inspired database engine built with Somali syntax for CeejiyeLang.
# 🗄️ CeejiyeDB
### *Xogta Soomaalida — The Somali Database Engine*
**CeejiyeDB** waa engine database oo Python ku dhisan, Redis u eg, laakiin amarrada **Af-Soomaali** ku hadla — CeejiyeLang.
🚀 Bilow Hadda · 📖 Amarrada · 🏗️ Qaab-dhismeedka
---
## ✨ Maxay CeejiyeDB Gaara Tahay?
- 🇸🇴 **Af-Soomaali** — Amarrada oo dhan Soomaali
- ⚡ **Xawli sarreeya** — In-memory storage, Redis u eg
- 💾 **Xog la badbaadin karo** — JSON persistence toos ah
- 🛡️ **Ammaan** — Error handling buuxa
- 🧩 **Fudud** — Akhrin, baranba fudud
---
## 🚀 Sida Loo Isticmaalo
### 1. Ku keen mashiinkaaga
```bash
git clone
github.com
cd CeejiyeDB
```
### 2. Bilow
```bash
python3 ceejiyedb/main.py
```
### 3. Bilaabis
```text
╔══════════════════════════════╗
║ CeejiyeDB v1.1.0 🇸🇴 ║
║ Xogta Soomaalida, Xoogga ║
╚══════════════════════════════╝
Ku soo dhawoow CeejiyeDB. Qor CAAWI si aad amarrada u aragto.
```
## 📖 Amarrada CeejiyeLang
| Amar | Isticmaalka | Tusaale | Macnaha |
| :--- | :--- | :--- | :--- |
| **KAYDI** | `KAYDI ` | `KAYDI magac Ceejiye` | Keydi qiime |
| **SOOQAAD** | `SOOQAAD ` | `SOOQAAD magac` | Soo qaad qiime |
| **TIR** | `TIR ` | `TIR magac` | Tir fur |
| **CUSB** | `CUSB ` | `CUSB magac Fadumo` | Cusboonaysii qiime |
| **TIJAABO** | `TIJAABO ` | `TIJAABO magac` | Hubi in fur jiro |
| **LIIS** | `LIIS` | `LIIS` | Tus dhammaan furahaaga |
| **TIRI** | `TIRI` | `TIRI` | Tiri furaha |
| **NADIIFI** | `NADIIFI` | `NADIIFI` | Nadiifi xog oo dhan |
| **CAAWI** | `CAAWI` | `CAAWI` | Tus amarrada oo dhan |
| **DHAMAN** | `DHAMAN` | `DHAMAN` | Ka bax |
---
## 🏗️ Qaab-dhismeedka
```text
CeejiyeDB/
├── ceejiyedb/
│ ├── main.py # CLI interface + banner + CAAWI
│ ├── parser.py # Command tokenizer iyo parser
│ ├── storage.py # In-memory store + JSON persistence
│ └── commands.py # Fulinta amarrada oo dhan
├── data.json # Database file (auto-created)
├── .gitignore
└── R …