Logo Lanfrica

mohamettapthi75-dot/CeejiyeLang

Domaine:

natural language processing

Type de record:

software
Créateur:
moh
Hôte:
CeejiyeLang is a modern programming language using Somali keywords, with a transpiler, Somali error messages, interactive REPL, and CLI. Runs on Linux & Termux. # 🇸🇴 CeejiyeLang v3.0.0 **CeejiyeLang** waa luuqad programming oo casri ah, looguna talagalay bilowga (beginners). Waxay ku dhisantahay luuqadda Python, laakiin ereyadeeda muhiimka ah (keywords) waxaa loo beddelay **Af-Soomaali**. Waxaa loogu talagalay inay ardayda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u fududeyso barashada cilmiga Computer-ka. ``` ╔═══════════════════════════════════════╗ ║ CeejiyeLang v3.0.0 ║ ║ Luuqadda Programming-ka ee Af-Soomaali║ ╚═══════════════════════════════════════╝ ``` --- ## 🚀 Rakibaadda (Installation) Waxaad ku rakibi kartaa CeejiyeLang deegaan kasta oo leh Python (Termux, Linux, macOS, ama Windows). ### 1. Termux (Android) Fur Termux ka dibna qor amaradan: ```bash pkg update && pkg upgrade -y pkg install python git -y git clone github.com cd CeejiyeLang bash install.sh ``` ### 2. Linux (Ubuntu/Debian) Fur Terminal-ka ka dibna qor: ```bash sudo apt update sudo apt install python3 python3-pip git -y git clone github.com cd CeejiyeLang bash install.sh ``` ### 3. Pip (Habka guud) Haddii aad hore u haysato Python iyo Pip: ```bash pip install git+github.com ``` --- ## 🛠️ Sida loo isticmaalo (Usage) Markaad rakibto ka dib, waxaad isticmaali kartaa amarka `ceejiye`. ### A. Terminal-ka Tooska ah (REPL) Si aad u gasho meesha koodhka lagu tijaabiyo, qor: ```bash ceejiye ``` **Tilmaamaha REPL-ka:** - **Taageerada khadadka badan:** Markaad qorto `hadii`, `shaqo`, ama `wareeg` oo aad ku dhammaato `:`, REPL-ku wuxuu ku siinayaa fursad aad ku qorto khadad badan. - **Prompt:** REPL-ku wuxuu isticmaalaa `ceeji> ` koodhka caadiga ah iyo `... >` khadadka xiriirka ah. - **Nadiifin:** Qor `nadiifi` si aad u nadiifiso screen-ka. - **Taariikhda koodhka:** Isticmaal fallaadhaha (↑ ↓) si aad u aragto koodhkii aad hore u qortay. - **Caawinaad:** Qor `caawi` si aad u aragto ereyada muhiimka ah. - **Ka bixit …