Logo Lanfrica

shiinedev/Login-sop

Domaine:

natural language processing
Créateur:
shi
Hôte:
Somali Programming Language # Nidaamka Login/Register oo ku qoran SopLang Barnaamijkan wuxuu ku dhisan yahay *SopLang, wuxuuna tusaale fiican u yahay sida loogu sameeyo nidaam **isticmaal login/register* ah adigoo adeegsanaya luuqadda Soomaaliga ee SopLang. --- ## Maxaa uu sameeyaa? - Waxaad ku gali kartaa magacaaga iyo sirtaada - Haddii user-ka jiro, wuxuu kuu sheegayaa "ku soo dhawoow" - Haddii uusan jirin, waxaad is diiwaan gelin kartaa - User-yada waxa lagu kaydiyaa liis (array) --- ## Tusaale Shaqo ### 1. Login ```text 1. Login 2. Diiwaan gelin > 1 Fadlan geli magacaaga: > shiinedev Fadlan geli sirta: > 1234 Ku soo dhawoow, shiinedev!