z# Somali Medical Text Classification System
Nidaam web-ka ah oo kala saara qoraallada caafimaad ee **Af-Soomaaliga**, isagoo isticmaalaya model-ka **SomBERTb** (BERT oo Af-Soomaali lagu tababaray).
Qoraalka waxaa loo kala saaraa **Medical / Non-Medical**, kadibna qaybaha:
**Disease Information**, **Treatment Information**, iyo **Public Health**.
---
## Astaamaha (Features)
**Isticmaalaha (User)**
- Text Prediction — kala saarid hal qoraal
- File Prediction — CSV / Excel (bulk)
- Report — filtar Maalinle / Usbuucle / Bille / taariikh gaar ah + soo dejin CSV & Excel
- Dashboard, Analytics, Profile, Settings
**Maamulaha (Admin)**
- Dashboard tirakoob leh iyo chart-yo
- User Management (abuur / cusboonaysii)
- Text & File Prediction
- Report (dhammaan isticmaalayaasha) + soo dejin CSV & Excel
- Dataset Information, Model Information, Online Users, Contact Messages, Settings
**Amniga**
- Login ayaa loo baahan yahay bog kasta
- Admin iyo User waa kala go'an — mid midka kale ma geli karo
- Password ugu yaraan 8 xaraf
- Magaca iyo username-ka lambar ma qaadaan
- Faylasha madhan waa la diidaa
---
## Tignoolajiyada
| Qayb | Tignoolajiyad |
|---|---|
| Backend | Python, Flask |
| Model | SomBERTb (BERT), PyTorch, Transformers |
| Database | SQLite |
| Frontend | HTML, CSS, JavaScript, Bootstrap 5, Chart.js |
| Data | pandas, openpyxl |
---
## Rakibaadda (Installation)
### 1. Soo qaado mashruuca
```bash
git clone
github.com
cd REPO-NAME
```
### 2. Samee virtual environment
```bash
# Windows
python -m venv venv
venv\Scripts\activate
# macOS / Linux
python3 -m venv venv
source venv/bin/activate
```
### 3. Rakib packages-ka
```bash
pip install -r requirements.txt
```
### 4. Samee database-ka
```bash
python database/init_db.py
python database/create_admin.py
```
Akoonka admin-ka ee bilowga ah:
| Username | Password |
|---|---|
| `admin` | `admin1234` |
> **Muhiim:** isla markaad gasho, bedel password-ka (Settings).
### 5. Gel …