Halkaan waxaa ku jira casharo maadada fiisigiska ee fasalka 2/10aad ee dugsiga sare. waxay na ku salaysan yihiin manhajka waxbarashada ee dowladda Puntland. waxaan rajaynayaa in ardayda iyo macallimiinta soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer Puntland ay ka faa'iidi doonaan. Fadlan ka faa'iidayso, lana wadaag haddii aad garanayso cid kale oo u baahan. Mahadsanidin.
This section contains Physics lessons for high school Grade 2/10. The materials are based on the Puntland government education curriculum. I hope Somali students and teachers, especially those in Puntland, will benefit from them. Please make use of these resources and share them with others who may need them. Thank you.